You will not be able to view this website in all its glory until you upgrade your browser to one that supports web standards.

Quick Links
Diraasadda Suuqa PDF Print E-mail

Waxa talo wanaagsan ah inaad diraasad ku samayso suuqyada si aad u ogaatid fursadaha ganacsi ee ka jira Somaliland iyo kuwa macaashka leh. Waxa lagama maarmaan ah inaad aqoon u lahaatid noocyada xoolaha tayada wanaagsan leh ee macaash soo hoyn kara.

Rugta Ganacsiga waxa laga heli kara macluumaad ku saabsan suuqyada. Waqtiganna ganacsiga xooluhu meel fiican ayuu marayaa (June 2007).

 
< Prev   Next >