
Rugta Ganacsiga, Warshadaha & Beeraha ee Somaliland(SLCCIA) waa hay'adda gaar ahaaneed oo ay leeyihiin hantiileyda gaar ahaaneed oo ilaa iyo 1993kii door wax-ku-ool ah ka haysay wakiil ka noqoshada iyo u adeegidda aagaga ganacsiga, warshadaha iyo beeraha...
sii akhri
Hawlgalka Ganacsi: Ganacsiga Xoolaha
Xooluhu waa laf-dhabarta dhaqaalaha iyagoo %60 - 65 kaalin ah ka qaatay dhaqaalaha guud ee dalka.
ka sii akhri gudaha